Xukuumadda Somaliland Oo Ka Hadashay Urur Diimeed La Sheegay In Lagaga Dhawaaqay Magaalada Hargeysa

0
880

Hargeysa,(HargeisaPress) —Wasiirka Cadaaladda Somaliland Axmed Faarax Caddare ayaa markii u horeysay ka hadlay Urur diimeed la sheegay in lagaga dhawaaqay magaalada Hargeysa isla markaana ay ku jiraan macalimiin wax ka dhigtay jaamacadda Hargeysa.

Sidoo kalena Wasiirku waxa uu ka hadlay Maxaabiis Budhcad-badeed ah oo xabsiga magaalada Hargeysa ku dhamaystay xukunadooda isla markaana dib loogu celiyey deegaanadii ay kasoo kala jeedeen.

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

info@hargeisapress.com 

Follow us on Instagram: @Hargeisapress

Follow us on Twitter: @HargeisaP

LEAVE A REPLY