Xukuumadda Somaliland Oo Ka Hadashay Ciidamo La Wareegay Xarunta Baarlamaanka Somaliland Iyo Muranka Ka Taagan Golaha Wakiilada Somaliland

0
921

Hargeysa, (HargeisaPress) —Wasiiru dawlaha wasaaradda Arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Muuse Diiriye ayaa ka hadlay ciidamo ay xukuumaddu dhigtay isla markaana la wareegay xarunta baarlamaanka Somaliland,sidoo kalena waxa uu ka hadlay muranka ka taagan codayntii ka dhacday Wakiilada iyo cadaymihii ay soo bandhigeen xisbiga WADDANI.

LEAVE A REPLY