Xukuumadda Somaliland Meel Adag Iska Taagtay Shirkada London Ka Dhacay

0
997

Hargeysa, (HargeisaPress) —Xukuumadda Somaliland ayaa meel adag iska taagtay Shirka Magaalada London ee dalka Ingiriiska ka dhacay 11 bishan,waxaana wasiirka arrimaha dibada Somaliland oo arrinkan ka hadlayaa uu sheegay inaanu shirkani Khuseyn Somaliland.

https://youtu.be/c-YqRS5EWN8

LEAVE A REPLY