Xukuumada Somaliland Oo Ka Hadashay Markab Dekeda Berbera Xoolo Ka Qaaday Oo Lagu Xanibay Dalka Sucuudiga

0
738

Hargeysa,(HargeisaPress)—Wasiirka wasaarada xanaanada xoolaha iyo gudoomiyha rugta ganacsiga  ayaa faah faahin ka bixiyay sobobta dalka sucuudigu uxanibay markab xoolo ka qaaday dekeda berbera lagu xanibay magaalda jedah

Masuuliyiinta ayaa sheegay in Somaliland aanay uxidhnaandoono dhoofka xoolaha somaliland cidii ka dalbatana ay ka iibin doonaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here