Xukuumada Oo Si Adag Ula Hadashay Ganacsatada Somaliland Kana Dhawaajiyey Hawl Gallo Ay Kaga Hor Tagi Doonaan Sicir Bararka Dalka Ka Taagan

0
1046

Hargeysa, (HargeisaPress) — Wasaaradda Maaliyadda iyo Baanka Dhexe ee Somaliland ayaa manata si adag ula hadlay ganacsatada Reer Somaliland ee maceeshada soo dajisa kuwaas oo mudooyinkii u danbeeyey kor u qaadayey qiimaha lagu iibinayo maceeshada,waxaana ay carabta ku dhufteen masuuliyiintani ay bilaabi doonaan hawl gallo ay kaga hor tagayaan sicir bararka dalka ka taagan.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here