Xukumadda Somaliland Oo Shaacisay Xilliga Dalka La Keenayo Maydka Garaad Abshir Salaax Oo Dhawaan Ku Geeriyooday Wadanka Sweden

0
940

Hargeysa, (HargeisaPress) —Wasiirka warfaafinta Somaliland Mudane Cismaan Cabdilaahi Saxardiid Cadaani ayaa shaaciyay xilliga dalka la keenayo maydka garaad Abshir Salaax Maxamed oo dhawan ku geeriyooday dalka Sweden.

 

 

 

 

 

 

 

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

info@hargeisapress.com

 

Follow us on Instagram: @Hargeisapress

Follow us on Twitter: @HargeisaP

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here