Xubno Ka Tirsan Guddiga Komishanka Qaranka Oo Socdaal Ku Tagey Magaalada Berbera Iyo Ujeedada Socdaalkooda Oo Ay Faah-faahin Ka Bixiyeen

0
1108

Hargeysa,(HargeisaPress) —Xubno ka tirsan guddiga Komishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland oo uu hogaaminayo gudoomiyaha guddiga komishanka qaranka ayaa socdaal ku  tagey magaalada Berera.

Waxaana ay masuuliyiintani faah-faahin ka bixiyeen ujeedada socdaalkoodu daaran yahay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here