Xubno Ka Tirsan Guddiga Komishanka Qaranka Oo Gaadhay Magaalada Burco Tobabarna U Furay Shaqaalaha Ka Shaqayn Doona Doorashada

0
803

Burco (HargeisaPress) — Xubno ka tirsan guddiga komishanka Qaranka Somaliland ayaa gaadhay magaalada Burco,waxaana ay tobabar u fureen shaqaalaha ka shaqayn doona doorashada madaxtooyada Somaliland.

 

LEAVE A REPLY