Xoghaya Kaambaynka west of England ee X.kulmiye Mohamed Abdi Bbc oo dalka kusoo foodleh

0
1156

Hargaysa-Hargeisapress Xoghaya Kaambaynka west london ee kulmiye Mohamed Abdi Bbc iyo xubno muhiim ah oo kasoo bixi doona dalka ingiriiska oo kusoo beegan maalinta arbacada 25/10/2017 dhamaan shacabka reer somaliland waxaa ku wargalinaynaa in si diiran loogu soo dhaweeyo waftigaasi Dalkoodii hooyo waftigani wuxuu sida caadiga u dardargalin doonaa ololaha doorashada ee xisbiyadu galeen

hargeisapress office

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here