Xisbiyadda Mucaaridka Somaliland Oo Mar Kale Caddeeyey Mawqifka Ay Ka Taagan Yihin Guddiga Loo Saaray Kasoo Tallo Bixinta Muddo Kordhinta Xukuumadda Loo Samaynayo

0
1025

Hargeysa,(HargeisaPress) —Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI ayaa mar kale cadeeyey mawqifka ay ka taagan yihiin ka xisbi ahaan guddiga ay shir gudoonka golaha guurtidu u saareen kasoo tallo bixinta muddo kordhinta xukuumadda madaxwayne SIilaanyo loo samaynayo.

Waxaana arrinkan ka hadlay xoghayaha guud ee xisbiga WADDANI Maxamed Cabdilaahi Uur-cadde iyo Ku Simaha Xog-Hayaha Guud Ee Xisbiga Ucid Cabdinaasir Yuusuf Cismaan (Qodax),,waxaana ay sheegeen in wakhti xaadirkan aanu dalku u baahan in uu  mar xallad kale galo,waxaana ay golaha guurtida ugu baaqeen in ay tixgaliyaan codsiga losoo gudbiyey.

 

HargeisaPress News Desk —Hargeysa

info@hargeisapress.com

LEAVE A REPLY