Xisbiga UCID Oo Go’aamo Kasoo Saaray Xildhibaano Ku Biiraya Xisbiga KULMIYE Iyo Nuxurka Waraaq Ay U Gudbiyeen Guddiyada Doorashooyinka Qaranka

0
1272

Hargeysa,(HargeisaPress) —Masuuliyiinta xisbiga mucaaradka ah ee UCID ayaa maanta go’aamo kasoo saaray xildhibaanada golayaasha deegaanka ee kasoo baxay xisbiga UICD,waxaana ay warqad u kala direen guddiga doorashooyinka qaranka Somaliland iyo guddiga ansixinta axsaabta qaranka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here