Xisbiga Mucaaridka Ee WADANI Oo Ka Jawaabay Hadalo Ku Jiray Khudbadii Madaxwayne Biixi.

0
793

Hargeysa,(HargeisaPress) —Gudoomiyaha kumeel gaadhka ah ee xisbiga mucaaridka ah ee wadani cabdiqaadir jirde ayaa ka hadlay aragtida xisbiga wadani ee khudbadii madaxwaynaha somaliland ee xuskii 18may iyo hadalo deel qaaf oo kasoo yeedhay madaxwayne biixi.

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan

LEAVE A REPLY