Xisbiga KULMIYE Oo ka Jawaabay Eedaymo Loo Soo Jeediyay Kana Hadlay Iscasilaada Wasiir Ku Xigeenkii Hore Ee Caafimaadka Somaliland

0
980

Hargeysa, (HargeisaPress) — Gudoomiye ku xigeenka Labaad ee xisbiga KULMIYE ayaa ka jawaabay eedaymo loo soo jeediyey,waxaana uu ka hadlay iscasilaadii uu maanta ku dhawaaqay wasiir ku xigeenkii hore ee Caafimaadka Somaliland oo iska casilay xisbiga KULMIYE iyo iscasilaadii Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo isna iska casilay WADDANI.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here