Hargeysa, (HargeisaPress) —Gudoomiye ku xigeenka Labaad ee xisbiga KULMIYE ayaa ka hadlay qaraarkii ay shalay maxkamadda sare kasoo saartay khilaafkii golaha wakiilada Somaliland iyo saamaynta ay xisbigooda ku yeelan karto xildhibaano Baarlamaanka ka tirsan oo ka baxay xisbiga KULMIYE.