Xisbiga KULMIYE Oo beeniyey Kulan Xalay Dhex Maray Madaxwaynaha Somaliya Iyo Murrashax Muuse Biixi

0
889

Hargeysa, (HargeisaPress) —Gudoomiyaha golaha dhexe ee xisbiga KULMIYE ayaa ka hadlay in xalay ay magaalada Addis-ababa ee caasimada Dalka Itoobiya uu kulan ku dhex maray madaxwaynaha Somaliya Mudane Maxamed Cabdilaahi Farmaajo iyo murrashaxa madaxwayne ee xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here