Xildhibaano Iyo Odayaal Ka Soo Hor Jeestay Go’aankii Xukuumada Ee Sixir Bararka

0
1164

Hargeysa,(HargeisaPress) —Xildhibaano iyo Madax-dhaqameedyo maanta shir jaraa’id ku qabtay huteel Ambassador ayaa sheegtay in xukuumaddi ku degdegtay go’aankii ay adeegga ZAAD ku xadiday isticmaalkiisa, waxaanay sheegeen in aanay suurto-gal ahayn in adeeg intaasi leeg muddo 48 saacadood ah lagu joojiyo isticmaalka lacagta ka yar $100.

 

 

LEAVE A REPLY