Xildhibaan Saleebaan Cali Koore Oo Gudoomiye Ku Xigeenka Golaha Wakiilada Somaliland Ku Tilmaamay Danbiil Qaran+Sababta

0
989
Xildhibaan Saleebaan Cali Koore

Hargeysa ,(HargeisaPress) —Xildhibaan Saleebaan Cali Koore oo kamid ah mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland isla markaana kasoo jeeda gobolka Sool ayaa kasoo horjeestay talaabadii ay mudanayasha wakiiladu saaka ku ansixiyeen wada hadalada u bilaabmay dawlada Somaliland iyo Kooxda Khaatumo.

Waxaana uu xildhibaan Saleebaan gudoomiye ku xigeenka koowaad ee golaha wakiilada Somaliland Baashe Cali Faarax ku tilmaamay inuu yahay danbiile qaran.

https://youtu.be/RepfQk6Ugng

 

LEAVE A REPLY