Xildhibaan ka mid ah gollaha guurtida Xildhibaan Sh Cumar Sh Ahmed furre oo xanuun kusoo booday

0
2549

Hargeisapress-Xildhibaan ka mid ah xildhibaanada gollaha guurtida Xildhiban sh cumar sh ahmed furre oo ahaa xildhibaanadii qarankan dhidibada u taagan, wuxuu qayb wayn ka ahaa dib u heshiisiintii beelaha somaliland wuxuu isla maalintii khamiistii shalay 15/06/2017 ku soo booday xanuun wadnaha iyo kalyaha waxaanu haatan yaalaa cusbitaalka wayn ee hargeisa waxaa lagu jiraa maalmihii khayrka badnaa ee 10kii ramadaanta u danbeeyay dhamaan umadda reer somaliland faataxada usoo marisaan in ilaahay caafimaadkiisii usoo celiyo Ameeeen Ameeeeen

Hargeissapress office

LEAVE A REPLY