Xildhibaan Abubakar Cabdi Good oo ka hadley halkay marayso arintii saami qaybsigu

0
1143

Borama, (HargeisaPress) — Xildhibaan Abubakar Cabdiraxmaan Good, oo ka mid ah mudanayaasha golaha Wakiilada Somaliland, ayaa ka hadley miisaaniyadii 2019-ka ee dhawaan ansixiyeen golahaasi islamarkaana ay cabasho xoogan ka muujiyeen bulshada kala duwan ee dhaqan gobolka Awdal.

Dhinaca kale Xildhibaan Abubakar, ayaa ka hadley halka ay marayso arrimihii la xidhiidhay saami qaysiga oo ay hore u shaaciyeen Xildhibaanada ka soo jeeda gobolka Awdal inay gabi ahaanba is casili doonaan hadii aan la sixin saamiga kuraasta golaha Wakiilada.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here