Xidhiidhka kubbada cagta Aduunka ee FIFA Oo Bari Jimacaha Dooranaya Hoggaamiye Cusub

0
892

ZÜRICH, Switzerland (HargeisaPress) —Dalalka xubnaha ka ah FIFA ayaa waxa ay isugu tagayaan magaalada Zurich, waxayna go’aan ka gaarayaa horay u socoshaha hay’adda oo sanadkii tagay ay hareysay qalalaase musuqmaasuq.

 

Qofka ku guuleysta doorashada waxaa lagu dhawaaqi doonaa isla habeennimada, maalinta xigta ee Sabtidana waxaa la ogaanayaa qofka badalayo Sepp Blatter oo hadda shaqada laga joojiyay.

 

Laakiin maxaa u baahan in laga ogaado FIFA?

 

209 ka dal ee xubnaha ka ah FIFA waxa ay yeelanayaan kullan aan caadi ahayn. Waxaa kullanka la ballamiyay markii Bishii June ee sanadkii tagay uu Sepp Blatter ku dhawaaqay inuu xilka ka degayo kaddib 18 sano oo uu hay’adda madaxweyne ka ahaa.

2741874_full-lnd

Blatter oo 79-sano jir ah oo u dhashay Switzerland waxa uu sheegay “hoos u dhigidda shaqadiisa”, oo sababtay walaac, waxaa suuragal ah inuusan is casilin.

 

Sikastaba, xubnaha FIFA waxa ay aaminsan yihiin inuusan dib ugu soo noqon doonin, sababtoo ah waxaa Blatter laga mamnuucay ciyaaraha kubadda cagta.

 

Waxaa lagu eedeeyay “mushaar bixin cadaalad daro ah” oo ahayd £1.3 milyan oo Pound oo uu shiiyay madixii UEFA Michel Platini oo asna laga mamnuucay ciyaaraha.

 

Labada ninba way beeniyeen inay khalad sameeyeen, waxayna racfaan ka qaateen xayiraadda la saaray.

 

Blatter sidoo kale looma ogola inuu ka qeybgalo kullanka ay xubnaha ku dooranayaan hogaanka cusub.

 

……………………………..

 

Acting FIFA President Issa Hayatou and Acting Secretary General Markus Kattner are spending today (Thursday 25 February) attending the meetings of all the six confederations in Zurich that habitually take place around FIFA Congresses.

 

Hayatou used the occasion to reinforce the importance of approving the full slate of proposed reforms at Friday’s Extraordinary Congress as FIFA continues on the path towards regaining credibility.

FIFA.com and FIFA’s YouTube channel will stream the Extraordinary FIFA Congress live from Zurich’s Hallenstadion on 26 February. The streaming will start at 08.00 local time and will cover the entire Congress, as well as the press conference which follows.

 

FIFA

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

hargeisapress@gmail.com

 

LEAVE A REPLY