Xarunta Xaquuqal Iinsaanka Somaliland Oo Soo Bandhigtay Xog Ururin Ku Saabsan Tacadiyadii lagula Kacay Saxaafadda Somaliland

0
1060

Hargeysa, (HargeisaPress) —Ururka Xuquuqal Iinsaanka Somaliland ayaa waxa uu soo saaray warbixin iyo xogo ay kasoo ururiyeen tacadiyadii kala duwaan ee Afartii Bilood ee u danbeeyey lagula kacay Suxufiyiinta Iyo warbaahinta madaxa banaan ee Somaliland ka hawl gasha.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here