Xaalada Abaareed Ee Deegaanada Gobolka Daadmadheedh Oo Meel Adag Maraysa Iyo Xog Waranka Dadka Ay Abaartu Caydhaysay

0
1141

Hargeysa,(HargeisaPress) —Xaalada abaareed ee ka jirta  deegaanada gobolka Daadmadheedh ayaa wakhti xaadirkan maraysa meel adag oo u baahan gurmad deg deg ah iyo taakulo la gaadhsiiyo dadkaas ay abaartu caydhaysay.

Waxaana ay dadkaasi ka warbixiyeen xaaladooda nololeed,iyaga oo sheegay inay gurmad deg deg ah u baahan yihiin.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here