Weftiga Faysal Cali Waraabe iyo Maxamed Kaahin Maxaa uga qabsoomay Nairobi?

    0
    920

    NAIROBI – Wefti ka socda Xisbiyada UCID, Kulmiye iyo Xukuumadda Somaliland oo safar ku jooga magaalada Naribo ee xarunta dalka Kenya, ayaa shir jaraa’id oo ay halkaas ku qabteen Jimcihii maanta ku sheegay inay la kulmeen qaar ka mid ah qaadhaan-bixiyeyaasha Somaliland ka taageera arrimaha doorashooyinka, isla markaana aanay doorashada soo socota ee Kulmiye iyo UCID sheegeen inay keligood galayaan lagu kala qaybinayn Bulshada.

    Shirka Jaraa’id ee ay Weftigaasi ku qabteen Nairobi oo ay ka hadleen Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland ahna Guddoomiye Ku-xigeenka Xisbiga talada haya ee Kulmiye iyo Guddoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe, ayaannu isagoo faahfaahsan idiinku soo gudbinaynaa muuqaalka

     

    LEAVE A REPLY

    Please enter your comment!
    Please enter your name here