Wefti Uu Hogaaminyo Taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland Oo Gaadhay Magaalada Ceerigaabo

0
1192

Ceerigaabo , (HargeisaPress) –Taliyaha ciidamada qaranka Somaliland Sareeye Gaas Nuux Ismaaciil Taani iyo Wafti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa waxa ay maanta gaadheen magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag, Waxaana waftiga halkaasi ku soo dhaweeyay maamulka iyo masuuliyiinta gobolka Sanaag.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here