Wefdi Ka Tirsan Xukuumadda Somaliland oo U ambabaxay Magaalada Jigjiga

0
1062

Hargeysa,(HargeisaPress)—Wasiirka wasaarada hawlaha guud dhulka iyo Guryeynta Somaliland Cabdirashiid Xaaji Ducaale “Qambi” iyo wefti maayiro ah oo uu hogaaminayo, ayaa maanta ka ambabaxay magaalo ganacsiyeedka Tog Wajaale, Iyagoona ku sii jeeda magaalada Jigjiga ee xarunta dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya oo ay kaga qayb galayaan xuska magaalooyinka Itoobiya oo ka qabsoomi doona Jigjiga.

https://youtu.be/4JY_4NaBUIc

 

LEAVE A REPLY