Waxgarad Iyo Madax-dhaqameed Xukuumada Somaliland Ugu Baaqay Inay Ka Noqoto Go’aankii Ay Kasoo Saartay Adeegyada Zaad Iyo E-Dahab

0
944

Hargeysa,(HargeisaPress) —Madax-dhaqameed iyo waxgarad maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Hargeysa ayaa xukuumadda Somaliland ugu baaqay inay ka noqoto go’aankii ay kasoo saartay adeegyada ZAAD iyo E-Dahab ee ay bixiyaan shirkadaha Telesom iyo Somtel.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here