“Waxaan Cambaaraynayaa Xadhiga Wariye Maxamed Yuusuf Bakayle” Hoodo Garays

0
1299

Anigoo Magacaygu yahay Hoodo Maxamuud Nuur Hoodo Garays isla markaana ka mid ah Xubnaha firfircoon ee Xisbiga Cadaalada iyo Daryeelka ee Ucid waxan halkan ka Canbaaraynayaa Xadhiga Wariye Maxamed Yuusuf Bakayle ee maanta oo bishu tahay 16/10/2014 lagu xidhay Magaalo Madaxda Gobolka Sanaag ee Ceerogaabo isagoo gudanaaya Hawlahoodii shaqo ee ay Qarankan u hayeen kaas oo aan leeyahay waa in sida ugu dhaqsaha badan Xoriyadooda loogu soo celiyo

Hoodo Maxamuud Nuur
Hargeysa Somaliland

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here