Wasiiru Dawlaha Caafimaadka Somaliland Oo Qirey Inay Ka Wasaaradd Ahaan Ka Gaabiyeen Wax Ka Qabashada Xaaladda Shuban Biyoodka Ka Dilaacay Gobolada Bari Shacabkana Raali Galin U Direy

0
1101

Hargeysa, (HargeisaPress) —Kala dambaynta la’aanta iyo isku ixtiraam la’aanta awoodda maamul ee Xukuumadda Siilaanyo ayaa waxay dhalisa khilaaf, wasiirudawlaha Caafimaadka Mr:Galaal ayaa gobolka Togdheer u magacaabay isku duwo caafimaad, halka uu kii hore u joogi jiray bedelay, wasiirka caafimaadka Xaglo Toosiye ayaa isna isku duwihii hore soo celiyey kii dambana eryey, ka dib buu wasiirudawlihii caafimaadku eedeen usoo jeedinayaa wasaaradiisa isagoo farta ku gudaya wasiirka, waxaanu ku eedeynayaa inay waxba ka qaban kari waayeen shuban biyoodka ka jira Burco isagoo uga faa’iidaysanaya khilaafka dhexdoodda jira, isagoo qiraya inuu dalka ka maqnaa oo aanay wasiirka is arag ayaanu hadana eedeynayaa.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

HargeisaPress News Desk — Berbera

info@hargeisapress.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here