Wasiirkii Hore Ee Warshadaha Somaliland Oo Jawaab Ka Bixiyey Hadal Shalay Kasoo Yeedhay Wasiir Faratoon

0
978

Hargeysa,(HargeisaPress) —Wasiirkii hore ee wasaarada warshadaha Somaliland Abiib Diiriye Nuur (Abiib-Timacad),  ayaa mar uu maanta ka qayb galay aas qaran oo magaalada Hargeysa loogu sameeyey gudoomiyihii sarriflayaasha Somaliland oo shalay ku dhex geeriyooday saldhiga dhexe ee magaalada Hargeysa waxa uu wax laga xumaado ku tilmaamay hadal shalay kasoo yeedhay wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Yaasiin Maxamuud Xiir “Faratoon” oo uu kaga hadlay geerida ku timi gudoomiyaha sarriflayaasha Somaliland Cabdilaahi Cali Barre.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here