Wasiirkii Hore Ee Khayraadka Biyaha Somaliland Oo Ka Hadlay Arrimo Badan Oo Xasaasi Ah Kana Mid Yihiin Xil Ka Qaadista Lagu Sameeyey

0
917

Hargeysa, (HargeisaPress) —Wasiirkii hore ee wasaaradda khayraadka biyaha Somaliland Baashe Cali Jamaac oo maanta warbaahinta la hadlay ayaa waxa uu ka hadlay arrimo badan oo xasaasi isla markaana ay kamid yihiin sida uu u arko xil ka qaadistii lagu sameeyey,sababaha uu la xidhiidhinayo xil ka qaadistiisa iyo waliba madaxwayne Siilaanyo wakhtigii ugu danbaysay inay kulmaan.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here