Wasiirka Xanaanada Xoolaha Somaliland Oo Kormeer Ku Tagay Suuqa Xoolaha Magaalada Wajaale

0
763

Tog Wajaale , (HargeisaPress) —Wasiirka wasaarada Xanaanada Xoolaha iyo Kaluumaysiga Somaliland Xasan Gaafaadhi iyo wafti uu hogaaminayo ayaa waxa ay maanta kormeer ku tageen Suuqa Xoolaha ee magaalo ganacsiyeedka Tog Wajaale.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here