Wasiirka Wasaarada Arrimaha Dibeda Somaliland Oo Waftigii Beesha Caalamka Si Qotodheer Ugu Sharraxay Guulaha Qaranka Jsl Gaadhay 27 Sano.

0
1063

Hargeysa, (HargeisaPress) –Wasiir Sacad Cali Shire waxa uu tilmaamay in ictiraaf la’aantu safka hore kaga jirto caqabada Somaliland hortaagan muddadii 27-ka sano ahayd ee ay jirtey, isaga oo xusay in Jamhuuriyadda Somaliland si buuxda uga soo baxday dhammaanba wixii shuruudo ahaa ee ku xidhnaa helitaanka ictiraaf caalami ah, isla markaana ay weli maqan tahay xuquuq weyn oo ay shacabka reer Somaliland dunida xaq ugu leeyihiin.

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here