Wasiirka Warshada Somaliland oo Maanta Horyimid Guddiga Joogtada Ah E Golaha Wakiilada Iyo Nuxurka Qodobada Ay Ka Waraysteen

0
1196

Hargeysa,(HargeisaPress) —Guddiga joogtada ah ee golaha wakiilada Somaliland ayaa maanta u yeedhay  Wasiirka wasaaradda Warshada Somaliland Shucayb Maxamed Muuse,waxaana ay guddigu wasiirka ka waraysteen arrimo la taxaluqa wasaaradda.

Wasiir Shucayb Oo Sheegay In Ay Banaantahay In Wasiir Kastaa Ka Hadli Karo Wasaarada Aan Shaqadiisa Ahayn.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

HargeisaPress News Desk —Hargeysa

info@hargeisapress.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here