Wasiirka Shaqo Gelinta Oo Xubno Wasiiro Ah U So Bandhigtay Xeerka Ilaalinta Caruurta

0
910

Hargeysa,(HargeisaPress) — Wasaarada shaqogalinta arrimaha bulshada iyo qoyska,oo kulen iskugu yeedhey wasiirada si ay uga wada tashadaan sharciga caruurta oo dhawan la horkeeni doono, golaha wasiirada.

LEAVE A REPLY