Wasiirka Shaqo-gelinta oo Shaacisay Fasaxa Shaqaalaha Ee Maalinta Berriya, Sanadka Cusub 1440 Awgeed

0
954

Hargeysa , (HargeisaPress) — Marwo Hinda Jaamac Xirsi Gaani Wasiirka Wasaaradda Shaqo Gelinta Arrimaha Bulshada Iyo Qoyska Somaliland  aya u Hanbalyeysay dhamaanba Shucuubta  Islaamka sanadka cusub ee islaamka awgii 1440{Hijriya}

Marwo Hinda Jaamac Xirsi Gaani waxay dhamaanba ilaahay uga bariday umada Islaamka Gaar ahaan Bulsho waynta reer Somaliland in ilaahay sanadkan kiisa Ku gaadhsiyo Barwaaqo iyo nolol wanaagsan

Wasiirku dhanka kale waxay fasaxday dhamaanba shaqaale waynaha reer Somaliland munaasibada sanadka cusub ee Islaamka awgii.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

LEAVE A REPLY