Wasiirka Maaliyadda Somaliland iyo Guddiga Dhaqaalaha Golaha Wakiilladu Maxay ka Wadahadleen?

0
1038

Hargeysa,(HargeisaPress) —Wasiirka Horumarinta Maaliyadda Somaliland, ayaa kulan gaar ah la yeeshay Guddiga dhaqaalaha ee Golaha Wakiillada, waxaanay kulankooda oo albaabbadu u xidhnaa markii uu soo dhammaaday Warbaahinta la hadlay Wasiirka iyo Guddoomiyaha Guddigaas.

Waxay labada Masuul Sharraxaad kooban ka siiyeen Saxaafadda waxyaabaha ay kulankooda albaabbadu u xidhnaayeen kaga wadahadleen, waxaanannu Warkooda idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

info@hargeisapress.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here