Wasiirka Ganacsiga Somaliland Oo Sharraxay Halka Ay Marayaan Hawlaha Hirgalinta Go’aamadii Xukuumaddu Kasoo Saartay Sicir Bararka

0
964

Hargeysa,(HargeisaPress) —Wasiirka wasaaradda ganacsiga Somaliland Cumar Shucayb Maxamed ayaa sharraxay halka ay marayaan hawlaha hirgalinta go’aamadii xukuumaddu kasoo saartay sicir bararka dalka ka taagan.

Sidoo kalena wasiirku waxa uu ka hadlay kulan ay maanta la qaateen ganacsatada shirkadaha qaadka iyo waliba sarriflayaasha magaalada Hargeysa.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here