Hargeysa, (HargeisaPress) — Wasiirka diinta iyo awqaafta Somaliland Sheekh Khaliil Cabdilaahi Axmed ayaa ka hadlay arday reer Somaliland ah oo tartanka Quraanka Kariimka ah kaga qayb galay dalka Jabuuti,waxaana uu sidoo kale si cad uga gaabsaday inuu ka hadlay culimo shalay cabasho la hortagtay golaha Guurtida Somaliland.

https://youtu.be/b_glF7UL4T0

 

LEAVE A REPLY