Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Somaliland Oo Shaaca Ka Qaaday Wakhtiga Ay Soo Galayso Bishii Barakaysnayd Ee Ramadaan

0
1048

Hargeysa, (HargeisaPress) — Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Somaliland Sheekh Khaliil Cabdilaahi Axmed ayaa shaaca ka qaaday in maalinka Barri ah ay bishii barakaysnayd ee Ramadan ay kow tahay  sidaasna bari lagu soomayo.

LEAVE A REPLY