Wasiirka Daakhiliga Somaliland Oo Sharaxaad Ka Bixiyay 4 Qodob Oo Gogol Dhig U Noqonaya Nabadaynta Ceel-Afweyn

0
733

Ceel-Afweyn , (HargeisaPress) —Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed, ayaa faahfaahiyay  waxa looga dan leeyahay afar qodob oo gogol dhig u noqonaya nabadaynta Ceel-Afweyn oo ay maanta soo saareen guddiga hawshaasi u xil saaran.

Halkan Ka Daawo Warkaasi:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here