Wasiirka Cusub Ee Wasaarada Arimaha Dibada Somaliland Oo Xilkii La Wareegay Iyo Weedhihii Laga Jeediyay Madasha.

0
1083

Hargeysa, (HargeisaPress) —Wasiirka Wasaarada Arimaha dibada Somaliland Maxamuud Yaasiin xiir faratoon, oo dhawaan madaxwaynaha Somaliland u magacaabay wasaarada arimaha dibada ayaa maanta xilkii kala wareegay wasiirkii hore ee wasaarada arimaha dibada oo hada ah wasiirka wasaarada maaliyada sacad cali shire.

Munaasibadan xilk wareejinta ah ayaa waxa kasoo qaybgalay masuuliyiin tiro badan oo kamida xukuumada iyo hawlwadeenada wasaarada arimaha dibada Somaliland.

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here