Hargeysa, (HargeisaPress) — Wasiirka Dhalinyarada iyo CIyaaraha Somaliland ayaa ka hadlay garoomadii Kubada Cagta ee gobolada Awdal iyo Togdheer oo uu roobab dabaylo wataa dumiyeen,qaarkoodna ay dad ku dhinteen,waxaana uu wasiirku jawaab ka bixiyey eedaymo uga yimi xisbiga Mucaaradka ah.