Wasiirka Ciyaaraha Somaliland Oo Furay Shirkii 33-Aad Ee Golaha Sare Ee Dallada Dhalinyarada Somaliland Ee SONYO

0
1042
Wasiirka Dhallinyarada iyo Ciyaaraha iyo Madaxda Daladda SONYO

Hargeysa, (HargeisaPress) — Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha ee Jamhuuriyadda Somaliland Md. Cabdirisaaq Waaberi ayaa maanta Hoolka Shirarka ee Daladda SONYO KA furey shirkii 33-Aad ee ay iskugu yimaadaan Golaha sare ee dallada dhalinyarada Somaliland ee SONYO.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here