Wasiirka Cadaalada Somailand Oo Xadhiga Kajaray Dugsi Muhiim Ah Ciidanka Asluubta

0
968

Hargeysa, (HargeisaPress) — Wasiirka Cadaaalada Somaliland Cabdiqani Maxamuud Caateeye iyo Taliyaha Guud Ee Ciidanka Asluubta Somaliland General Maxamed Xadhuun ayaa maanta furay Dugsi cusub oo lagu Tababari doono Ciidanka Asluubta.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here