Wasiirka Caafimaadka Somaliland Oo Ka Hadlay Xanuunka Shuban Biyoodka Ee Ka Dilaacay Deegaanada Gobolada Bariga Somaliland Amaro-na Kusoo Rogay Kaantaroolada Gobolada Dalka

0
922

Hargeysa, (HargeisaPress) —Wasiirka Caafimaadka Somaliland Saleebaan Ciise Axmed “Xaglo-toosiye” ayaa ka hadlay xanuunada Shuban Biyoodka ee ka dilaacay deegaanada Somaliland gaar ahaana deegaanada gobolada Bariga Somaliland ,waxaana uu sheegay in amaro ay kusoo rogayaan Kaantaroolada gobolada dalka Somaliland.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here