Wasiirka Caafimaadka Somaliland Iyo Koox Dhakhaatiir Ah Oo Socdaal Ku Tagay Cusbitaalka Magaalada Buuhoodle Oo Ay Yaalaan Boqolaal Qof Oo Uu Haleelay Xanuunka Shuban Biyoodku

0
1000

Buuhoodle, (HargeisaPress) —Wasiirka wasaaradda caafimaadka Somaliland iyo Koox Dhakhaatiir ah oo ka socota magaalada Hargeysa ayaa kormeer ku tagay maanta cusbitaalka magaalada Buuhoodle oo ay yaalaan boqolaal qof oo uu soo ritey xanuunka shuban Biyoodka oo faro baas ku haya dadka ay abaaruhu caydheeyeen.

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

info@hargeisapress.com

LEAVE A REPLY