Wasiirka Beeraha Oo U Jawaabay Xildhibaanno Ka Hadlay Xeerar Madaxweynuhu U Gudbiyey Golaha Wakiillada

0
1210

Hargeysa, (HargeisaPress) — Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Beeraha JSL Md. Axmed Muumin Seed, ayaa ka jawaabay isla-markaana saxay hadallo Qaar ka mid ah Xildhibaannada Golaha Wakiillada ee ka soo jeeda Gobolka Awdal kaga hadleen Saami-qaybsiga Kuraasta Golahooda.

Wasiir Axmed Muumin Seed oo Maanta Shir-jaraa’id ku qabtay Xafiiskiisa Magaalada Hargeysa, ayaa sheegay inaan loo baahnayn in Xildhibaannadu ay Warbaahinta hadallo mariyaan, balse ay tahay in Doodda ay qabaan ay ka hor sheegaan Golaha Wakiillada ee ay ka tirsan yihiin, maaddaama oo ay hawshaasi khusayso Golahaasi.

Warkaasi oo faahfaahsan halkan hoose ka Daawo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here