Hargeysa, (HargeisaPress) —Wasiirka wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Yaasiin Maxamuud Xiir “Faraton” ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay kadib safar uu muddo kooban dalka dibadiisa ugu maqnaa,waxaana saaka wasiirka lagu qaabiley soo dhawayn balaadhan.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here