Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Oo Ka Hadlay Arrimo Xasaasi Ah Iyo Nuxurka Qodobo Su’aalo Laga Waydiiyey

0
1069

Hargeysa,(HargeisaPress) —Wasiirka Arrimaha gudaha Somaliland Yaasiin Maxamuud Xiir “Faratoon” ayaa su’aalo laga waydiiyey arrimo xasaasi ah oo ku  saabsan socdaal uu  ku tagay gobolada Bariga Somaliland,Shirar ka dhacay Laascaanood iyo waliba khilaaf la sheegay inuu  soo kala dhex galay wasiirka iyo xukuumadda uu ka tirsan yahay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here