Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Oo Gaadhay Deegaanada Jiida Hore Ee Gambadha Iyo Higlada Ee Gobolka Sool

0
1227

Laascaanood, (HargeisaPress) —Wasiirka wasaaradda Arrimaha gudaha Somaliland Yaasiin Maxamuud Xiir “Faratoon” oo maalmihii u danbeeyey ku sugnaa magaalada Laascaanood ayaa gaadhay deegaanada Gambadha iyo higlada oo dhinaca bari kaga beegan magaalada Laascaanood.

 

LEAVE A REPLY